Answers Logo
Search


YAAD U ARAGTAA IN AY WADAAN LEYNTA AMA DILALKA AQOONYAHANKA SOMALIYEED



ALSHABAAB + MAXAAKIIMTA

DFKG AH

ETHIOPIA

MA OGI

Vote

Share/Save/Bookmark
View The Results of This Poll



rss
8 Comments
ABDULKADIR
2008-07-12 04:59:50 ET

WAA ARIN U CAD SIDA QORAXDA, IN AL SHABAB IYO MAXAKAMADAHA AY GUMAADAYAAN UMMADA SOMALIA GAAR AHAAN WAXGARADKA.

farxaan
2008-07-14 20:44:32 ET

Ilaahay ha laga baqo, in dhibta iyo cadaawadda gaaladda ka imaanayso
kuw adeega gaaladana ay fuliyaan waa iska cadahay.
sanad kaliya ayey somalia ku dileen international community 6000 qof.
taaso dagaal weyn, sida ay qeexaan dagaaladda reer galbeedku.
dadka inay indho tiraan macmiil ka dhigtaan Ina yey iyo Mohamed dheere waa wax jira, raga arintaa fuliya Goday baa lagu soo tababaraa.

farxaan
2008-07-14 20:51:13 ET

Ilaahay ha laga baqo, in dhibta iyo cadaawadda gaaladda ka imaanayso iyo kuwa u adeega, arinkana in ay fuliyaan waa iska cadahay. Sanad kaliya ayey somalia ku dileen international community(ku) 6000 qof. taaso ah dagaal weyn ah, sida ay ku qeexaan dagaaladda reer galbeedku. dadka inay indho tiraan weeye macnuhu, u adeegena ka dhigtaan Ina yey iyo Mohamed dheere taasi waa wax jira, raga arintaa u fuliyana Goday baa lagu soo tababaraa. indhaha fur waryaa taasi waxaa ay uga dagaalameen somali eyna arinta taagan tahay inaan dad la qasbi karin, dulqaadku waa badan yahay guusha waxaa dhaxla kuwa xaqa ku taagan, arinku weli ma dhowa, howshu saa ha ku socoto. kuwa nimankan jeclana xagana ma jiraan xaq u dirirna maaha.

omar
2008-07-15 14:35:58 ET

bismilaahi raxmaani raxiim, ugu horayn waan idin wada salaamay bahdiinaan allidamaale aad iyo aad ayaadna ugu mahadsantihiin fursadaan qaaliga ah aad nasiiseen. marka xiga waxaan umalaynayaa inay iska cadahay cida kadambaysa dilalka foosha xun oo lagu hayo umada soomaaliyeed waxaan ula jeedaa waa marqaati madoonto in kooxda isku magacowda alsahaab anigase aan u aqaan alshaydaan inay umada ku hayaan gumaad iyadoo ay ka dhiganayaan qiil in ciidamada ethopianka ay kabaxaan wadanka. somaalidu waxay tiraahdaa qaniinyo qaniiyaa kaafujisa waa inaynu ladagalanaa meelkasta aynu joogno alshaydaan maxa yeelay waa cadoow umada baa ba,shay. macsalaama wabilaahi toowfiiq.

2008-07-16 07:36:40 ET

bismillaah. waan idin wada salaamayaa dhamaan
way iska cadahay waxa wax dilaya in ay yihiin
rag katirsan dowladda ridada ee uu hogaamiyo
kaabo sheydaanka weyn almurtad c/lahi yusuf
iyo dhalinyarada uusoo marinhabaabiyay ee daarood
waxaan usheegayaa odayaasha daarood ilmohoodi ay muqdisho usoo dirayaan in ceshtaan hadii kale wixi ku dhaca ayagaa isku dhigay

2008-07-16 07:41:33 ET

bismillaah. waxaan umaleenayaa
codka sida saxda ah in an loo tirinaynin example ahan anigu ethiopia ayaa kadanbaysa ayaan iri codkaygana meeshaas laguma darine meelkale ayaa kabuuxiseen ee sidaa xaq maahee si xaq ah wax usameeya hadii kale
oo aad tihiin taageerayaashi dowladda ridada nugu kala wada meesha
dameeraa tihiin

Maxamed
2008-07-16 19:39:47 ET

Bismilaahi raxmaani raxiim.
marka hore alaah ayaa mahad iska leeh marka xiga waxaan u mahad celinayaa howl wadenada Allidamale.com fursadaan ad nasiineen.
hadaan usoo noqdo mowduca yaa kadanbeya dilaalka jawaabtu waa ilahay ayaa yaqaan kulana xisabtamaya yomul xisaab, balse waxeey ila egtahay dilakaan nocon oo kale ineey fulin jireen maxakamadah waayo inteesan itobiya imaan dalka moqdisho waxaa ka dhici jiray dilalkaan oo kale oo loo gesen jiray dadka kasoo horjeeda maxamadaha

Ahmed Abdullahi
2008-07-26 06:36:14 ET

Hadda muran ma leh arrintaasi oo waaba qirteen Al Shabaab.

Regards.


Leave a comment

Email Address *

Your email address will not be published. (We add your Gravatar icon if you have one)

Please enter a valid email address below.

Name *

Please enter your name below.

Your Website URL

Comment *

Maximum of 4000 chars. (0/4000)

Please enter a comment below.

(Fields marked * are mandatory)


Submit Comment
Spam controlled by Akismet
rss

User

This user does not have a PollDaddy profile set up yet...

View My Previous Polls

Share Link

Use the link below to share this poll.

Embed This Poll

You can also place this poll on your website or blog as a widget. Simply copy and paste the code below into your HTML.

Alternatively, we now support oEmbed.