Answers Logo
Search


SIDEED U ARAGTAA HESHIISKA DJIBOUITI



GUUL

MUHIIM

MACNE LA'AAN

MA OGI

Vote

Share/Save/Bookmark
View The Results of This Poll



rss
2 Comments
Ismail
2008-06-21 13:50:20 ET

wax lal yaabo ma aha in la arko soomaalida dhexdeeda dad waxsaxeexaya hadan aan laga soo qaadayn halkii. waxaynu ogsoonahay in aanu jirin dal caalam ah oo doonaya in uu soomaaliya iska geeyo ciidamo mana jirto kolkaa sabab ay ciidamada itoobiya uga baxayaan soomaaliya maadaama oo heshiisku ahaa ilaa ciidamo laga keeno, dhanka kalena ay ku dhagan yihiin raga dhiigyacabka ah ee ku mustareexa dhiiga shacabka ay doonayaan in ay madax u noqdaan. waxa intaa dheer labada shariif oo aan imika ku lahayn wax sumcad ah oo buuran umada dhexdeeda isla markaana aanay gacanta ugu jirin wax awood ahi. ma dagaalamaan siyaasad ahaana way ka go'een ragii awalba meesha u dhiibtay waana taas ta keentay in ay si fudud uga siibtaan salaanka siyaasada. waxaad arkaysaa su'aalihii laga weydiinayey falanqeynta jimcaha sh shariif oo la mid ahaa kuwii la waydiin jiray Salaad Cali Jeele ka hor dagaalada. waxaan leeyahay ha laga daayo heshiiska labad shariif itoobiyana ha lagu yidhaa iska bax si ay soomaalidu iskeed u heshiiso. bal u fiirso waagii maxaakiimta waxa magaalooyinka qaar madax looga dhigay niman aan u dhalan kolkaa sabab ma ahan ay dadka siyaasada xun adeegsadaa ay u yidhaahdaan waynu burburi. itoobiyana ha loo sheego in aanay soomaali maanta taag u hayn inay weerato wakhti kaleba ha joogee.
waxaan faaladaydan ku soo gabagabynayaa in ay heshiiska wada saxeexeen niman aan go'aan gaadhi karin oo loo taliyo gabigoodana macaal madaxweyna hoos taga generalka itoobiyaanka ah ee Gabre iyo niman aan awoodba aan lahayn oo aad arki karto sida ay uga horyimaadeen kuwa dagaalamaa ha ahaageen Shabaab ama maxaakiim. waxa la qaatay in heshiis laga dhex diyaariyo alshabaab iyo maxaakimta hogaamiyayaashooda dagaalka oo dhinac ah iyo itoobiya oo dhinac ah sidaana laynoogu soo dhiso dawlad ka wanaagsan kana xoogroon tan maanta maatida laysa ee awooda u leh ninka masaakiinka ah ee aan qoriga wadan.
mahadsanid.

Ahmed
2008-06-24 09:15:23 ET

Ithoobiyaan waxay wadanka usoo galeen inay qabsadaan laakiin dowladu waxay moodaa in xiriirka saaxiibtinimo iyo dalabkeeda in ay kutimid.dowlada soomaaliya hada waa ay garteen in ay dowladu xitaa awoodin in ay tiraahdo naga baxa. maxaa yeeley ithoobiyaanka dheel-dheel ciidamadeeda uguma dhiman soomaaliya marka hadii aan qaramada midoobay cadaadiskaasi saarin ithoobiya weligeed kabixi meyso.qodobada lasoo saxiixay waxaa kamid ahaa in marka hore xabadjoojin lasameeyo 90 cisho gudaheeda si ay ciidamo kasocdaa qaramada midoobay wadanka loogusoo diro mudo 120 maalmoodna oo markaa ithoobiyaanka looga saaro. laakiin taasi dhici meyso oo ithoobiyaanka xabada laga joojin maayo iyagana xabad joojin maayaan.sidaasi darteedna ciidamo qaramada midoobay imanba maayaan. marka soomaaliya ilaah baa umaqan. heshiiskaasi jabuuti lagu galayna kama duwana kuwii 18-ka sano horey loosaxiixi jiray.


Leave a comment

Email Address *

Your email address will not be published. (We add your Gravatar icon if you have one)

Please enter a valid email address below.

Name *

Please enter your name below.

Your Website URL

Comment *

Maximum of 4000 chars. (0/4000)

Please enter a comment below.

(Fields marked * are mandatory)


Submit Comment
Spam controlled by Akismet
rss

User

This user does not have a PollDaddy profile set up yet...

View My Previous Polls

Share Link

Use the link below to share this poll.

Embed This Poll

You can also place this poll on your website or blog as a widget. Simply copy and paste the code below into your HTML.

Alternatively, we now support oEmbed.