mala dhihi karaa dhalinta somaliyeed waa kuwo ka dhab ah jaceylka ?

Select up to 3 answers.

104 Comments

  • king omaani romanzi - 6 years ago

    marka hore waan idin zalamay dhaman azxpga qliga ah oo hlkan izugu timid dhapti cawa wxn donaya inaan wax ka zhego fikirka aanka aminzanahay dhalinta zomaliyed in jcylkodu dhap yahah iyo inkale tazina waa zu aal iz waydin mudan! zxpyal wxd ogatan runtii nolozha zidedapa lama fahmi karo wahna micno padan tahay jcylkana zido kale wayo adigoon ogeyn oo ka war hayn ayuu kalkacaylku nolozhda lazo darzaya kuguna aburmaya wayo marnapa kala tazhan mayo kolkuu kugalayo iyo kolkuu kabaxayo zidaz ay tahay dadku izku zi wax uma dareman qaar kamida dhalinta zomaliyed wag jiran aan aminzanen jcyl inuu jiro oo uu yhy wax qiyaliya qarna wxy amin zan yihin jcylku inuu jiro oo uyhy daren qaza oo ladaremo waqti kopan inuu yahah layr macan oo wadata frxd degenanzho xaziloni iyo welipa damazhad plze mararka qarkod izku padala mid noqda dulmi damqazho hagardamo watana wel wel iyo walpahar padan marka aniga wxn kamid ahay dhlinta aminzan inuu jiro kalkacaylku yhyna zhayga dunida ugu qlizan wax walpod jeclato wad ipzan karta plze kalkacaylka lama ipzan karo ee waa kalzoni upahan hanazho iyo dareen dhap ah oo ay kulifaqan tahay aaminad palaran mrka waa jiraa jcyl wana aminzanahay

  • king omaani romanzi - 6 years ago

    hhhh

  • Mohammed - 8 years ago

    Qiso jeceyl oo igu dhaqdey ayaan haaya marka waxan doonaya inaa idiin sheego marka walal yaal facebook group halaga furo ciwankegana waa moha veralezi

  • Mohammed - 8 years ago

    Haa maxaa yeele dhalunta somaaliyed wey ku jiran kuwa siwanaagsan jeceylka wax ka dareymey marka hadan example ku siiyo aniga oo kale maxaa yeele aniga soo qoraayo ayaa jeceylka waxa uu yahay ka dreeymey qof hada iga fogaadey balse waxaa laga yaaba inaadan iaaminen marka dhalin soomaliyed waxan u sheegi lahaay ineena jeceylka ciyaar ciyaar ka dhigan siiba gabdhaheena somaliyed gabdha heena qaarkood jeceylka waxaba ka dhigtaan ciyaar iyo wax yaabo la mid ah marka gabdha heena waxan kala talin lahay iney ay san ku ciyaarin jeceylka jeceylka sidiisa banaan ba ciyaal ma galyo marka jeceylka dhabta ah asiga oo dhan waa murug mise waa farxad lamadaas ayuu udha xeeya marka

  • marina - 9 years ago

    Asc dadka isku mid mahan qaar yaqan iyo qaar aan aqoonba way leyihiin
    lkn hada jcylkii waxad modaa inuu kasi dhamanaayo aduunka .

  • Åfdeyl Godey - 9 years ago

    Asc aniga hadaan rayigayga ka hadli haaa dhalinta somaliyeed wax way kayaqanan jacaylka lkn way jiraan qayb ka aminsan inuu jacaylku qooq yahy

  • Åfdayl Godey - 9 years ago

    Asc hadan fikir kayga ka dhiibto dhalinta somaliyeed wx walba way leyihiin qayb jacaylka wax ka taqan iyo inaan waxba ka aqoon o ka aminsan inuu qooq yahy

  • cabdi macalin maxamuud - 9 years ago

    asc dhamaan asxaabta sharfta leh wan idin salaamay mar kahore hadaan ka hadlo arimaha jaceylka waa wax jiro taas oo ah jaceylka in uu yhay wax lagama marmaan ah qofka noloshiisa jaceyl la aan manoolaan karo si kastaba ha ahaate jaceylka waa furaha nolosha qof aan jaceyl laheyn waa raashin aan cusba laheyn qofkii jaceyl aan aqoonin waa qof arimaha cafimaadkiisa ey w ax ka dhimanyihiin

  • deeq outlawz king - 10 years ago

    wlhi bilaahi somali wey dhinteen wax jirona mahan fuck qabiil aniga ifka intaan ku nolahay guur madonayo wayo wax ka yaabo arkey wlhi somali mahan dad is jaceyl fuck all somali jaceyl wax kama yaqaniin

  • deeq - 10 years ago

    fuck the love somali jaceylka wax kama yaqaanin qabilba halbowlaha goooyey fuck all somali people i hate forever

  • deno dadaalo - 10 years ago

    dhinacayga jacaylku waxaan dhihilahaa jacaylka dhabta ah iyo macaan ka badan ba waa halmar oo kaliya halkaa mar hadaad laweydo intadambe magaadho halkii markii hore sidaa darteed ayuu u noqdaa mid adag inta dambe la ilagaadho halkii marka waxaa dhihi laa dhanka soomaalida waa wax ubaahan in from yaraanta barbaarinta lagabilaabo inloo tababaro dhalinta soomaalida iya dooloo eegayo saamaynta kajirta sicilmiyeysan hadba enveronmentiga lagujiro

  • abdullahi aqyaar - 11 years ago

    asc salaan ka dib hadii aan halkaan ku soo xuso qisa deydii,,,,,,,,,,,,, maalin maalmaha ka mid ah ayaan waxaan ka imid school markii aan soo gaaray xaafadeydii ayaan waxaan uyaro dhaqaaqay xaafad daris kayga ah markii aan u galay ayaan waxaan ku arkay gabar oo markaas ayaan waxaan salaan ku bilaayab dadkii xaafada joogay salaan ka dib gabadhii ayaan salaamay laakiin wax jacayl ah uma qaadin waayo waxaa ay la dhala tay sxb kay ana waxaan ka soo qaaday walaashey oo kale mudo markii ay joogto ayaa waxaan siku baranay si caadi ah oo aan ku jirin wax jaceyl ah laakiin gabadhaas hadii aan ka faaloodo markii hare waxaa ay ka timid wadanka ethiopia qaar ahaan magaalo madaxda addis ababa gabadhaas waxaa lagu maga caabi jiray amaal .amaal hadii aan wax ka sheego wixii uu alle ku maneystey qurux iyo qaayo aan la soo koobi karin yaana hadal idinku daaline amaal waxaan maalin jawigu uu aad u fiican yahay markaasna la sugayo in uu yimaado roob ayaan waxaan ugu tagay xaafadii ay joogtay nasiib wanaag waxaa joogay maalin taa amaal kaliya markii aan u tagay ayaan salaan ku bariidiyay salaan kadib waan wada kaf tanay waxaan kawada sheekey sanay dadkii ay sxbka la ahayd oo ay ka soo tag tay sheeko dheer ka dib waxaan ka soo tagay xaafadii oo waxaan soo aaday xaafadeydii oo aan sidaa uga fogeyn amaal ayadu waxaa ay ii qaaday jaceyl laakiin anigu waxaan wali u ixtiraamayaa sidii gabar walaashay ah oo kale amaal waxaan mar walba oo aan aado magalaada usoo gadijiray wax yaabo naftu jeceshahay ama ka hesho waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in ay igu dhahdo abdullahiyow wax makaa cod san karaa ana waxaan ugu jawaabay haa waad iga cod san kartaa intaa markii aan ugu jawaabat ayaa waxaa ay igu tiri waxaan rabaa in aad iska deyso ciyaarista kubada cagta ana waan ka ogolaadey wixii intaa ka dem bey sey waxaan go,aan ku gaaray in aan tixgaliyo codsiga amaal waayo waxaan u hayay qiimo walaaltinimo wixii in taa xigtay amaal waxaa ku sii kor dhey jaceylkii ay ioi qabtay waayo iima sheegan karto waayo waaxaa ay ka baqay saa in aan ka diido ama aan dhaho waxaa tahay walaashay oo kale waxaa dhacdey habeen anigoo ka imid magaalada oo markaas ka soo baxay ciyaar ayaan waxaan soo maray amaal oo banaanka fadhida waan salaamay salaan ka dib waxaa ii xig tay soo fariiso sheeko ayaan kuu hayaa ana waan fariistay markii aan fariistay ayaa amaal waxaa ay la hadasha gabar markaas la joogtay oo ku tiri abaayo mcnto iga raali noqo abdullahi ayaan sheeko kalee yahay gabadhii waa ay ka ogo laa tay amaal waxaa ay ii bilow dey sheekadii oo iigu bilow dey sidan tan waxay igu tiri abdullayiow waxaan rabaa in aan iska badalo magacaan oo aad ii doorto 3 daan magac ,sumayo.amran suleekho. aniga oo yaa ban ayaan waxaan u iri amaal aniga waxaa ila wanaagsan in aad iska wadato magacaagaan waa ay iga ogo laa tay markii skeekadu in taas maray sey ayaa waxaa ay igu tiri abdullahi waan kaa helay oo waan ku jacelahay ee maxaad ka qabtaa anigii waxaa ila wareegay meeshii aan ku fadhiyay waayo waxaan ku hadlo ayaan garan waayay oo meel aan wax kabilaabo ayaan garan waayay wayaao amaal waxaa ay bari subax ku laa banay saa wadankii ay ka timid nasiib wanaag waan ka ogo laadey markii aan tagay xaafadeydii waxaan sitoos ah u galay qolkeygii markii aan cuney cashadeydii ayaan tagay sariir taydii waxaan bilaa bay in aan fakaro oo aan ka fakaro amaal waxa ay caawa iigu sheegtay hadii ay bariba ay safar tahay waxaa lagaaray subaxii anigoo murugey san ayaan waxaan soo gashadey dharkii aan schoolka ku aadi layaa waxaan isa soo raacnay iniga iyo sxb key waxaan soo abaar nay xaafadii ay amaal joogtay waxaan ugu tagey kushiinka anigoon wax hadal ah u furin ayaan madax ka saarey gacantayda waana ka soo tagay waxaan salaamay amaal walaasheed waxaana ku iri abaayo anagu waan wada joog naa ee waa inoo markii aan ka imaado schoolka intaa markii aan iri oo aan soo dhaqaaqay ayaa waxaa ila hadashay amaal walaasheed oo igu tiri waxaad tahay nin xun waayo waxaa maanta baxaysa sxb taa adna w

  • faris - 11 years ago

    اللهم صلي عليه وسلم

  • Xaawa maxamed - 11 years ago

    Asc dhaamaan muslimiinta ani ahaan waan rumeysnaha jecaylka mana ahan wax sahlan waayo waa jahwaree amakaan calaacal yaab anfariir luul marka jecay la aantees waa ahaab mana laga maarmo ani wiil axmed ladhahaa jeclahay waana i daacad ana daacan ayaan u ahan illaahay hanga dhigo kuwee isku nagaado oo iskuwaaro aamiin aaamiin

  • Xaawa maxamed - 11 years ago

    Asc dhaamaan muslimiinta ani ahaan waan rumeysnaha jecaylka mana ahan wax sahlan waayo waa jahwaree amakaan calaacal yaab anfariir luul marka jecay la aantees waa ahaab mana laga maarmo ani wiil axmed ladhahaa jeclahay waana i daacad ana daacan ayaan u ahan illaahay hanga dhigo kuwee isku nagaado oo iskuwaaro aamiin aaamiin

  • abdala - 11 years ago

    waan idin salaamy dhamaantii rutii jacylku waa wax jira waana wax idin wada sugaya dhamaan teen ani runtii jacylku waa isoo maray qaraar iyo macaanba labadaba waan arky runtii gabadhan jeclaady waxay ahyd qof aad uqurux badan runtii inbadan ayaanu wada soconay ilaa mudo ah 2 sano kadib waxaanu go aan sadey in aanu soo bandhigno jacylkayaga lkin nasiib daro labadii faamil wey ka horyimaaden . kadib waan waanu ka go any runtii hadan waxa ay ii joogtaa boosaaso wana dejistey ana waan u shaqeysan gacalisaeyda ana waxaan joogaa Dalka sucuudiga marka jacylku waa mid dhab ah

  • Ahmed khalif - 11 years ago

    Asc dhaman dhalinta sharafta leh wad wada mahadsantihin sida wanagsan o ad oga qaybqadaten farimahan

  • najma mohamed - 11 years ago

    wilasha somaliyet ma garanayano jacely waxa la dhaho wana idin salamay asxabta

  • Mohamed mira godey - 11 years ago

    Asc hadi an fikirkeyga kadhibto suashan wa sual 2 micno xumbarsan 2 micnana waxa ay kalayihin haa iyo miya maxa yelay dhalinyarada somalieyd wa laga heli qaar si dhab aha wax ujecel iyo kuwo an wax jeclayn o kumelgadh ubadan hadaba waxa an idinshega dhalinyarada somaliyed in ay wax kayaqanay jacaylka iyo micnihisa iyo dhibkisa iyo raxadisa boqolkiba 95% wa ay garanaya inta kalana wili ma aysan gadhin inti gadhayna wa ay yaqanan marka qar waxa ad arkeysa dhalinyaro somaliyed o lagu leyahay jacayl aya uwashen ama qofkey jeclayen ayay wayen mida aya kutusinaysa in ay wax kayaqanan jacalka dhalinyarada somaliyed mida kale jacaylka ama ku ciyar ama ha ku ciyarin waxa ad ogata inu jacaylku jiro mar un u kuhelidono ki an aminsanayn inu jacayl jiro marka u helidono sidu iskoga celindono isagay utala alaha ale haka ahado in ad isku xarto ad qashimada dadka dariska aha ad ka aruriso hanjabada waxa an uso jedinaya dadka jacaylka kaso horjeda ama rakataynaya ruxa wax jecel wa iga dignin ha fududaysanin rux wax jecel cawi hadi kale adiga ayay jarantahay By Mira Godey

  • Ismail Mani - 12 years ago

    Marka hore waa idin salamaya dhaman aqristayasha bogan hadan kadhibto fikreyga ku aadan suashas waxaan ku codeynaya maya maxaa yelay manta calamka aanu jaceylku wuxuu kanoqday dhalanted oo dhab ma'aha ama daneysi jaceyl waxanu kutilmami kii hore oo hoyoyinken awowayashen eey isku soo guur san jiren

  • Magacu wa c/samad haji ali - 12 years ago

    Dhamantin wad ka la fikir duwan tihin dhalinay aniga fakir kaygu waxan ku so ko baya jacelku ma miraguran karo ila laga heli labo qof o dacad isku ah misana wax waliba qayb san kara lkn waxan talo usoo jedina dhalinta hada jirta iska daya jaceylka benta ah midka dhabta marku ku abaro bad ka warsug bye bye

  • M X D Saciid - 12 years ago

    ASC dhamaan inta wax jcl ama la jecel yahay ma ogan kartaa qofka ku jcl dareenkiisa guud

  • qalbi jeceel - 12 years ago

    asc marka hore aqayaarta rag iyo dumarbo waxan ani dhihi lahaay dhalinta somaliyeed badan kooda jaahil ayee ka.yihiin jclka lkn Qaar dhif eh ayaa fahamsan marka dhalinta smlyd waxan dhahayaa jeceelka.qiimi hiisa barta jecelkana waa.mid dhab eh oo jiro

  • qalbijacaeyl - 12 years ago

    marka hore waad salaamantihiin dhamaaan daadihiyayaasha webkan.
    run ahaantii marka la eego dhalinta soomaaliyeed rag iyo dumarba, waxaa laga yaabaa qof inuu jacaylku dhab ka yahay, mid uu lugooyo ka yahy amaba dhalanteed.
    markaaa waxaa jira dhalinyaro badan oo daacad u ahjaceylka, qawaaniintiisana taqaan.

  • indho cashaq - 12 years ago

    marka hore waan idin slmy asxaabta sharafta leh fikirkayga waa dhalin teena somalida jacayl waxbo kama yaqanan

  • Sahal - 12 years ago

    {Wa qisadii lamagacbaxday adiga hagraday laabteeda hurka kuhaaya maanta kaama hooriyee nafsi dawo malahan} wa qeebti 2aad kaamilqees isagoo layaabsan gacalisadii uu jeclaa qaladka aygashay & sida ay uqiyaantay jaceelkeeda & dhibaatada ay lakulantay kaamilqees isagoo kahadlaaya xanuunka qalbigiisa saameyay ayuu marqura erayadaan soodhafeen [ inanyahay weraadashada nafteeda kuxaqirtay adiga ubareeroow sida wan laqalay sidiisaa hilibkeega waratoo waxyaheega go.anbaa waraabaha ugubaaqdoo wagar habar dugaagbaa wacdayoo uyeedhoo kuwiirsaa lahedoo noolashaba hawaayo lkn wadkeega &waqtigegaa galinoo weeynuhu idaayoo inanyahay waxba iilamaad harinee

  • Sahal - 12 years ago

    Runti qofwaliba qisada uu soomaro aya laween anigo ah magaceegu kaamilqees waxan idin haya qiso dhab ah qisadaas o ah qiso jaceel dad weynow nolasha jaceelka wa wax jira qofwaliba si ayay usoomarta runti waxan arkay jaceel mucjiso leh waxan jecelaaday gabar somaliyeed waxa wadasoconay mudo 5sano ah runti waxan uqaaday jcl aad ufarabadan ayadane sido kale ayu ahaa mudo kadib waxan dhahay gabadhi walaleey hadi an ismehersano maxaad kaleedahay waxay waxba kamaqabo balse walidkeega wa inaad utagtaa waxan dhahay waxba kamaqabo maalin maalmaha kamid ah aya waxan lahadalnay waalidka gabadha waxa iisuurtagashay in lii ogalaado gabadhii an jeclaa ok waxan dib ugalay sidi an udhisilahaa aqalka cusub o arooskeena aniga & gacalisadeeda waxan iska ahaa nin noolashiisa kufilan balse dhaqaale an heesan sikaste ha ahaatee waan soodiyariyay aqalkii cusbaa sikadis ah aya waxan isku aragnay waalidkii gabadha wuxuuna hadal iigabilaabay waxa tahay nin xun gabadheeda uur bay kuleedahay wa inaad igakaxesata waxan dhahay adeer arintaas mid jirta ma ahan gacalisadeeda uur malahan ee igadaa ciyaarta midakale adeer waan sodiyaariyay aqalki ee goorma kadhiganaa arooska odagii xooga intuu fakiray ayu wuxu dhahay wiilyahaw waan ku arkaa hadi gabadheedu xumaato waxan kuqasbanahay inan garab ku siiyo aniga aya waxan dhahay shekadaada mafahmin adeer maxa kawada

  • Sahal - 12 years ago

    Runti qofwaliba qisada uu soomaro aya laween anigo ah magaceegu kaamilqees waxan idin haya qiso dhab ah qisadaas o ah qiso jaceel dad weynow nolasha jaceelka wa wax jira qofwaliba si ayay usoomarta runti waxan arkay jaceel mucjiso leh waxan jecelaaday gabar somaliyeed waxa wadasoconay mudo 5sano ah runti waxan uqaaday jcl aad ufarabadan ayadane sido kale ayu ahaa mudo kadib waxan dhahay gabadhi walaleey hadi an ismehersano maxaad kaleedahay waxay waxba kamaqabo balse walidkeega wa inaad utagtaa waxan dhahay waxba kamaqabo maalin maalmaha kamid ah aya waxan lahadalnay waalidka gabadha waxa iisuurtagashay in lii ogalaado gabadhii an jeclaa ok waxan dib ugalay sidi an udhisilahaa aqalka cusub o arooskeena aniga & gacalisadeeda waxan iska ahaa nin noolashiisa kufilan balse dhaqaale an heesan sikaste ha ahaatee waan soodiyariyay aqalkii cusbaa sikadis ah aya waxan isku aragnay waalidkii gabadha wuxuuna hadal iigabilaabay waxa tahay nin xun gabadheeda uur bay kuleedahay wa inaad igakaxesata waxan dhahay adeer arintaas mid jirta ma ahan gacalisadeeda uur malahan ee igadaa ciyaarta midakale adeer waan sodiyaariyay aqalki ee goorma kadhiganaa arooska odagii xooga intuu fakiray ayu wuxu dhahay wiilyahaw waan ku arkaa hadi gabadheedu xumaato waxan kuqasbanahay inan garab ku siiyo aniga aya waxan dhahay shekadaada mafahmin adeer maxa kawada

  • drs amal cabdi raxman ali - 12 years ago

    Asc, ya jcl dhb ka yahay ku dhufo ka dhaqaq le wadan kuwani wax jcl la dhaho dhab kama ahan wa ku sirayan o kaliya waxa hayo wa damac iyo xiso ogowna dmc bdn dariqu ku dhinta

  • C/lhi Ayuub - 12 years ago

    Asc waxan halkan ka slmayaa dad weynaha somaliyed meel walbo ayjogaan gaar ahaan daadihi yaalka webka sln kadib hadii aan kahadlo fikirkeyga wan isleyahay wuu jiraa jaceylka lkn dhalinta somaliyed rag iyo dumar waxey ubadan yihiin kumel gaar ma,ahan jaceyl koo mid dhab ah wixii fafahin ah waxad igala soxirir kartan ciwankan
    Naaji20064@hotmail.com

  • rashka - 12 years ago

    dhamaan halkaan waxaa kasalamaya asxaabta dhan qaasatan dhalin yarada somaliyed meelksta ey jogaan ASC

  • Daahiryare - 12 years ago

    Magaceygu wa dahir salad diriye arwaxyare dhalinta somalida badankoda jecelkoda wa dhab wayo dhalinta somalida hada jirta wa dad qalbi furan o la fahamsin karo maxa yelay dhalinti hore waxa ay isku guursan jiren cado iyo dhaqan gabadha somalida ahna wa la so doonan jiray o kaliya lkn manta dhalinta somalida waxay gursadan doqoda

  • Marka hore salaan qaali ah iga gudooma aqyaarta iyo cuqaasha da'yarta iyo duqowda ku xiran websit-kan qaaliga ah salaan kadib hadii aan usoo daadaga su'asha halkan taal horta jaceylka maanta waa jiraa mid dhab lakin jaceylkii dhab ahaa waxaa cadaw ku noqday jaceylka beenta ahaa dhalintii maantana gabadh ama wiil waxaa kalsooni bixiyay ama qalbiga kadhaawacay dhalintii jaceylka beenta ah jilaayay xitaa hadii uu wiilka/gabadha uu jaceylkooda uu run kayahay xitaa been ayay u maleynayaa marka wa sidaa.

  • cabduqaadir - 12 years ago

    aniga ayoow jaceel ijijibi waa aqaanaa xaga naaga ha ayaa ka bixi og xaga wada socodka hada kahor waxaa igu dhacday aniga naag ayaan jec laaday anoojooga landan kadib waxeey idihi jirtay waan ku jrc lahay imeey san jec leen markii dambe ayaan ogaaday naag dambe ismaraacin taasi ayaa wali beer keeyga kutaal nin aduun ya joogoow maxaa aragti kuulaaban

  • cabduqaadir - 12 years ago

    aniga ayoow jaceel ijijibi waa aqaanaa xaga naaga ha ayaa ka bixi og xaga wada socodka hada kahor waxaa igu dhacday aniga naag ayaan jec laaday anoojooga landan kadib waxeey idihi jirtay waan ku jrc lahay imeey san jec leen markii dambe ayaan ogaaday naag dambe ismaraacin taasi ayaa wali beer keeyga kutaal nin aduun ya joogoow maxaa aragti kuulaaban

  • cabduqaadir - 12 years ago

    aniga ayoow jaceel ijijibi waa aqaanaa xaga naaga ha ayaa ka bixi og xaga wada socodka hada kahor waxaa igu dhacday aniga naag ayaan jec laaday anoojooga landan kadib waxeey idihi jirtay waan ku jrc lahay imeey san jec leen markii dambe ayaan ogaaday naag dambe ismaraacin taasi ayaa wali beer keeyga kutaal nin aduun ya joogoow maxaa aragti kuulaaban

  • farfuuxa - 12 years ago

    Asc - ma Aha somalida ku wa yaqaano jacel ee waxey ku dheereeyan Qiyaano qasatan Qiyaanada waxay kasocota wiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiilasha dacadodu weyartahay wanaana dhihi kara dacadu waa dhif iyo naadir ama maba jirto qasatan kuwa kunool qurbaha

  • Asc wan idin salamay dhaman aqiyaarta hadan hadalkeyga ku bilaabo dhalinyarda somaliyed ma dhihi karo %100 jclkoda wa dhab blse inta badan jclkoda waa dhab wey jiraan dad badan oo jclka ka dhiga wax lagu kaftamo oo kaliya blse %80 waa dhab

  • Tinish - 12 years ago

    asc wr wbr .. waa marki igu horsay aan arkay dad somalia ah ee ku kulmay website isla markna si sharafleh isku weydaarsanaya ra'yigoda . caay la'aan masha allah
    Runti jecelka wa u jira rabi bana ino shegay, bani-adan ka aduunka sarana wuxu ilahay lab iyo dhadig oga dhigay xikmadisa kadib in ay dhexmarto damac iyo rabitan .. taas wa gooni .
    mida ah dhalinta somaliyed woxoodu majacelba mise waa un ii dheh ?? jaceyl waxa uu imaada marka ay nolol jirto somalida sida la qiyaaso %75 waxa ku adag nolosha . nolosha waxa asal u ah aqoonta somalidana waxa lagu qiyaasay inta wax baratay %35 aqoonta waxa ay dhista bulshada . aqon daridana waxa ay dumisa bulshada. somalia 20 kan sano waxa ay ka bur burtay meelkasta dal dhaqan aqon . mida kale xita kuwa lagu sheego somalida dhalinyarada in ay leeyihin aqoon . aqontasi macno masameneyso hadi waxa aataqan aaney ka rebeynin qaladaadka u galo qofka jaahilka ah . tusale .. waa run fikirka rurbawi in dad ka qaar dareenka yarka ahi ay u adeegsadan jecel taasna waxa u sabab ah damiir xumida iyo jahliga ka buxo o maxa yelay hadi qof damiir leh aqoon leh dad nimo leh u ahaan laha waxa la weenan laha nafta qofka bani-adanka iyo in la dhibato qof bani-adan ah ciqabka ay ledahay . marka isku so wada duudubo dhibta na hesata anago idil waa jaahilnimada nagu raagtay

  • sahardiid - 12 years ago

    aniga oo magacaygi yahay mohamed kuna magac dheer sahariid marna uu yahay magaca awoowgey,hadaan fikir ahaan tey dhiiibto ama aan ka faaloodo jacayl ka soomalilad waxa lagu tilmaami karaa mid aad u liita ama kalsoonti xad dhaaf ahi aaney jirin.
    hadii aan sheeko yar idiin yara galo waxa jirtey wakhti isoo martay in gabar soomaaliyeed oo ku nooleyd hargeisa somaliland gaar ahaan xaafada sheekh madar laguna magaaabi jirey hodan
    waxay ahey gabar aad u ilmeysa inta aanu wada joogno marka kalena aan warba ii hayn markaa jacaylka soomaalidu wax micna leh uu ku fadhiyaa ma leh dadkuna iskuma wada jiraan lkn badanaa waa dhalinyareenan imika jirta

  • mahad Dr'love - 12 years ago

    hi dhamantin inda jcl ama kafaaloda arimaha jclka sxbayal marka hore dhinaca wngsan an ka fakarno dhaman dhalinda way xun yihin lama oran karo marka sida qalad kuwa u adegsada yanan u dhalin kuwa wngsan sida saxda saxda ahna u isticmala marka dhalinda manta in kasto ay ubadanyihin kuwo qalad u isticmala jcl hadana wa in la ogada dadka qimeya jcl war iyo dhamantis labadaba way jiran

  • mahad Dr'love - 12 years ago

    hi dhamantin inda jcl ama kafaaloda arimaha jclka sxbayal marka hore dhinaca wngsan an ka fakarno dhaman dhalinda way xun yihin lama oran karo marka sida qalad kuwa u adegsada yanan u dhalin kuwa wngsan sida saxda saxda ahna u isticmala marka dhalinda manta in kasto ay ubadanyihin kuwo qalad u isticmala jcl hadana wa in la ogada dadka qimeya jcl war iyo dhamantis labadaba way jiran

  • qalanjo - 12 years ago

    asc. hadii aan rayigeyga kadhiibto dhalinyarada maanta jirtaa waa ka been jaceylka waayo waxaa la arkay nin dhowr gabar ku yiri wan kujeclahay mitkale kuyiri sidoo kale . hadaba jeceylku maahan ceynkaaaa dumarku marwaliba raga lamitmaaha weyna ka beer nugulyihiin waxa beenta looshegaayo ama lagu dhelaayo waa gabar somaliyee fatlan kadaaya hadii aat raga tihiin dhibaatada gabdhihiina somaliyed?

  • c/fataax ( jidhka) - 12 years ago

    hadaan kadhiibto fakirkayga madhihikaro dhaliyarada somaalidu ma. yaqanin jacaylka
    cilmi & xusenba waxay Ahaa yeen dhlinyaro somaliyed oo mucashaqiin Ah
    lakin waxan la.yaabay kan qoraa iskushegaya aa hadana le dhalinyarada somalidu mayaqana jacayl isagu manu Ahayn somali kkkkkkkkkkk
    jacaylku waa mid jira gal iyo muslina lawada ogsoonyahay mana dhihikarno majiro kii dhahan
    waxa uuka dhaga laayahay nolosha Aduunyo waxan dhihilahaa dhalinyaroy
    rag iyo dumarba
    jacaylka xaqiisa halasiiyo

  • layla - 12 years ago

    runti wajera jacelka lnk aniga waan waya waaxan jeclo wayo waxan ahay qawar naseb lahe runti irega jecely wanqadareya

  • dhuxulo - 12 years ago

    asc asxaabta oo dhan waxaan dhihi karaa jacelka waa mid dhab ah maxaa yeelay meeqo qof ayaa ugu jirto dulka meeqana ayaa uwaalatay jacelka lama dhihi karo jacelka waa mid been ah waa dhab jacelka waana noolaha inuu helo qof la wadaagto nolasha waxaa keeno jacelka viva jacelka waan ka helaa magaca kaasi

  • Ikraan cadey - 12 years ago

    Asc dhalinta da,dayar waad mahadsantihiin fikradina wanagsan dhab ahaan waan kahelay teda kale haddaanka dhiibto jikradeda haa wuujiraa jecal lkn waxaan ka codsanayaa wiilasha waxay hal qabsi ka dhigteen waan ku jeclahay kakakakakakaakaa waaa arin lagu qoslo wlhi jecalka samaantisa waxaa helo labo qof oo isku dacad ah:D

  • Rumaan cadey - 12 years ago

    Asc dhaman tiin
    mel walboo ad jogtaan

  • maka mohamed - 12 years ago

    waa sax hanna dhalin yarta manta jira ay ku ciyarin jacelka abaayo

  • maka mohamed - 12 years ago

    haa wala dihi kara wayo aniga boo somali aya ahaye jecelneh woo ii soo maray walalayal jacelka sidisa boo waa wax dab ah lkn ma helisa qofka oo jeceshahaye aya su'asha ah
    hada aniga qalbikeyka qof aya si xad dhaf u jecelyahaye lkn waa dhib sida oo qofkas ku helilahay waa yo jecel mi aminsano
    thnxxx

  • hanaaa - 13 years ago

    asc dhamantiina aniga waxan umalaynaya inuu jiro jaceylka lkn waxa ku cayaray dhalinta somaliyeed ayagoo maanta kuleh waan ku jeclahay berina mid kale wata waa nasiib daro heesata dhalintena so ad ayana oo ga xumahay ra yigayaga waa wuuu jira jaceylka

  • Luv - 13 years ago

    as somali ppl 1 in 1000 ayaa yaqano jaceyka dhabta ah, inta kale KAHELITAAN+QABIIL.COM

  • cabdi fitaax - 13 years ago

    maya lama dhihi karo waayoo kalmadda beenta ayaa fara bada tay markaa jacaylkii been ayaa uu isku badalayaa

  • cabdimacalin - 13 years ago

    asc dhaman akhyaarta wan salamaya dhamaan dhalin yarda halkaan joogto anig arayigeyga markaan kahadlo jaceel inuu jiro wan u maley jiray wagaan yara lkn nasiib daro waxan lakulamy wagan jaceel bilow is laha gabar qiyaanooley ah
    taasi aba jaceelka dunka inacsiisay ila hada kuma soo koobi karo rayigeyga halkan lkn jaceelka majiro ama wajira midn lama dhihi karo aniga rayi ahanteyda
    ok bey

  • huda c/rman - 13 years ago

    asc wani salamay ramadaan kariim dhaman walaha musliminta melkasto aad jogtaan

  • mohamed amiin - 13 years ago

    asc oll asxaabta qaabilsan arimaha jaceylka waan idinkaaga mahad celinaya garashada ad garaten in aad ku so bandhigtan fakarkina halakan intaas ka dib waxan leyahay shekoyinka waa dhab waayo qofku maba so bandhigen hadeesan ahen wax an jirin marka yaaqay ha laisla garto dumarkuna ha ansixiyaano codsiga raga

  • samiira - 13 years ago

    scm maga caygu waa samiira waxay ila tahay inuu jiro jacayl lkn aysan jirin inta badan kalsoono wiil iyo gabar toona lama eeden karo oo maxaa yee lay dhibaatada wan wada qabnaa waxa intaa raacsii lahaa qofwalboo waxjecel raadi kalsooni jacayl kaligiis masoconaayo

  • samiira - 13 years ago

    scm maga caygu waa samiira waxay ila tahay inuu jiro jacayl lkn aysan jirin inta badan kalsoono wiil iyo gabar toona lama eeden karo oo maxaa yee lay dhibaatada wan wada qabnaa waxa inaa raacsii lahaa qofwalboo waxjecel raadi kalsooni jacayl kaligiis masoconaayo

  • samiira - 13 years ago

    scm maga caygu waa samiira waxay ila tahay inuu jiro jacayl lkn aysan jirin inta badan kalsoono wiil iyo gabar toona lama eeden karo oo maxaa yee lay dhibaatada wan wada qabnaa waxa inaa raacsii lahaa qaowalboo waxjecel raadi kalsooni jacayl kaligiis masoconaayo

  • Hamdi - 13 years ago

    Aniga waxay ila tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay 80%jacaylka wax ka ogeen ayna umaleyaan danaysi iyo waqti lumis.

  • viva juungal - 13 years ago

    waxaaba xaaraan ah in jeceelak laga been abuuro waxaan dhamaan usheegayaa in laska ilaaliyo in jeceelka laga been abuuro maxaa yeelay waxaa dereemi karo qofta uu soo maray oo kila ama qoka uu haayo waxaana wanaagsan in daacada loo wada socdo oo aan lays lug gooyn waxaana daacad nimada ku jirtaa in lays aamino oo daacad loo wada socdo ayaan ku darsanayaa asxaabta

  • cabdiraxman axmed cabdala - 13 years ago

    magacagi waa cabdiraxmaa naanestada waa xamaan waxaan dhihilahaa
    jaceelka waxjiromahan
    maxaa yeelay aniga ayaa wax kuwaayay
    waxaana joogaa dalka yaman

  • Zakarie Mohamed Sheikh - 13 years ago

    Asc Wr Wb Jaceylku Waa Wax Jira Oo Qofka Bani,Aadamka Alle Ku Abuuro Hase Ahaate Waxaa Jira Wiil Iyo Gabadh Ayaa Is Jecladeen Mudo Dhowr Sano Ayeey Isla Socdeen Wiilka Ama Gabadha Wax Run Isku Sheegaya Ma Jiraan Hadii Ay Gabadhu Wiil Kale Ay La Socoto Wey Qarineysa Si Aan Loo Ogaan Ama Wiilkane Sidoo Kale Taasine Waa Qayaano Oo Labadooda Isku Sameyey Mana Fiicna Dhib Weyn Ayaa Labadasi Qof Isku Keenen Jaceylka Sidisaba Waa In Runta La Isku Shega Iyo Kalsooni Buuxda La Isku Qabaa Waa In Leys Aaminaa Hadii Intaasi Uusan Laheyn Wax Waliba Waxay Ku Dhamanayan Qayaano Koley Sadahaan Danbe Jaceylka Wuxuu Noqday Daneysi Aaminad Daro Been Iyo Wixii La Mid

  • samsam cali - 13 years ago

    jceelku waa waxajira wanaku dhalanay jacel lakiin dhalinta hada jirta jacel mayaqanaa
    waxey kudhartaan jacel been ah marka dadka iskumid mahan qof uu jecelka kayahay dacad
    qofna dangar ah marka marka lama dhihikaro somalida jaecl mayaqanaa

  • xamdi - 13 years ago

    asc sln kadib somali weyn isku mid maahan qaarne weey garan karan qaarne waxeeba u hestaan dhanteed lkn aniga rayi ahaan jaceyl waa jiraa waana dhab

  • faaduma - 13 years ago

    nimanka soomaliyed waxay ubaten kuwo qayaana badan

  • hodanuza - 13 years ago

    koley taas an amensanahey waa ka dhab, wayo inta badan shekoyinka waxa ka hadlaya dhalinyaro somaliyeed, koley somalide horumar ayeye gadhsiiyen jaceylka ,jaceylka waxa lagu heysan kara adigo qofkad heceshehay dacad u naqotoh , dhalinyara somaliyeed ay ayeye u tix galinyaan jaceylka , jaceylku wa ka an ku nolnahney wlalayaal , wey jiiran dad ku nolada jaceyl la'an balse waxey noqdon dad an naxaris laheen ama ana fahmi kareen darenkaa( lf l love is w crime, l'd like to be jailed for ma whole life in yor heart) u cn feel dat camment. love is meant happy life and relax , wlalayal aniga mar walba waxn qaba somalidu in ay jaceylka door weyn ka qadatey,

  • dhagaxoow - 13 years ago

    ha ka dhab qaar ka mid ah 90/100 waad mahad san tihiin

  • samiir - 13 years ago

    marka hore waxan saalamaya dhaamaan umada somaliyeed iyo
    mamulka webkan run ahantii waa su.aal mudan in la is waydiiyo lakiin runtii somlaida badan keedu jacaylka waxba kama yaqanan lakiin waa in la ogada jacaylku in uu yahay lafdhabarta nolosha duinda tan ay nu ku noolahay markaa waxan dhihi laha qofna lama dhibi karo

  • mukhtaar - 13 years ago

    wan idin salamaya asxabta suasha aad nawaydisay waa koba dadka qarana waa xunyahay qarna wa ficanyahay

  • jihaan adan - 13 years ago

    aduunkaan jeceel dhab ah kama jiro hadii u jirana miid aa dacad ah midka kalana waa qiyaamoole ama waa qiyamooley, gabadha haa ahado ama wiilka ha ahado.
    kaba soo qad wiil gabar kale jecel aa ku imanayo (abayoo waan ku jeclahay) qoofkaas qoof asaga oo kala ah uu naftiisi been ka dhadhacsiyaay. marka qoofkaas biniadamka oo kunafta ah oo ku aqli iyo damiirka ah ayuu raba in uu qiyamo oo qalbigiisa meel kale u raro. gabdhahana sidoo kale waay ka daran yihiin raga saan filayo.
    plzz dhalineey yaan la is qiyaamin yaan la isku been sheegin.
    hadi qof uu xumadoo maha micnaha in laga daba xumadoo. illahay dartiisa isku amiina.

  • Cabdalle - 13 years ago

    asc wr wbe dhaman asxbata sharfta iyo qiima mudan aniga o ah wiil 2 sano gabr caashay iyaduna wey ijecleyd habeen habenada ka mid ah ayaan jaceylkeygi lumay wa Hal Habeen Marki aan Gabdhi aan jeclaa ku arkay iyado nin la hurdo ayaan Niyad jab weyn igu dhacy Naxdin aan ka Soo Laban Qalbigayga ayey ka goday Hal Mar Malnti 2aad ayey i Timi wey isalaanty Salaanti kama Qaadin telphankygi ayada darted ayan cago cagaf u hoos dhigay magaaladi dagneedna waan uga Tagy Meel aaney iga raadin Hada Ma leh Lakin maxa jaceykaayna ku lamaana ?? Qiyaano Marka 2 Bilood ka dib ayaaN Gbr ayada Ka yar oo 14 jir ah lakul may oo aan isbarany maalintaas Ka dib qalbigeyga Farxad weeyn ayu helay dhibicdii malinta ku dhacdy ilaa Hada wa ka dhargi la'ahy Gabr aniga i jecel oo Tii hore i ilowsiisa ayaa Hada wada socna waa gabr daacad ah iyo xushmad iyo qurux ilaahy u dhameeyay Marka waxaan idin dhilahaa jaceylka dhalinyarada mid qiyaali ku dhisan waa jira iyo mid dhab ah oo aflaxa inta Badan gabdhu Raga Lacag ayey kui raacaan oo ku jelcdaan Taasna waaqici weeye Ragna Gabdhaha ayey ku aqriyaan waxaan jirin oo gabdhuhana wa aaaminaan markaas dhalnteed weeye meel ma gaarayo !! ilaahow inti jaceylkoodu run yahy ka dhig kuwii noloshoodu ay guul iyo brawaaqo ku dhameystaan

  • maymun abdi - 13 years ago

    wan idin salamay dhaman walalahayga somaliyed.aniga ma aminsani in uu jacayl jiro wayo labidi qof oo is barata hadu wiilku dacad yahay gabadhii aya qiyaamo wada hadii ay gabadhii dacad tahayna wiilki aya qiyaamo wada maxa lasamayb markaaaaaaaaaaaa wayabeeeeeeee ?´

    walalkey qurbaanina waxa uu shegayo wan ku racsanahay

  • jihaan adan - 13 years ago

    A.s.c dhamaan dhaliinta soomaliwayn intaas ka dib... jeceel ma jiro manta maxa yeelay qayaano, been, amiin la'aan iyo kalsooni darro aa jirta intaas hadi la iska amini laha wax walba waxay noqoonlehed ok ka soo gudub ayada oo ay saas tahay dhaliinta sanadka manta jeceelka aa ku yar kuwi is jecelna been ay ku heshiiyen.
    plzz ha qayaniin naftada. Hana qayaniin naf biniadam walaalka, walaasha. waa codsi walaaltinimo

  • deeq_yare - 13 years ago

    wan idin salaamay kuli sidaa udhantihin aniga ra.yigeyga waxaa ka mid ah horta jaceyl wuu jiraa taasi waa hubaal lkn dumarka qaar ka mid ah ayaa dhulka dhigan jaceylka raga sidoo kale kuwo xun wey ku jiraan lkn dadka seem ma ahan aniga waxan aamin sanahay hadaan helo qof jaceylka wax ka taqaana in aan la qeybsan lahaa lkn ma haayo qof jaceylka wax ka taqaano nasiib.daro hadane wad mahad santiin dear freinds

  • deeq_yare - 13 years ago

    wan idin salaamay kuli sidaa udhantihin aniga ra.yigeyga waxaa ka mid ah horta jaceyl wuu jiraa taasi waa hubaal lkn dumarka qaar ka mid ah ayaa dhulka dhigan jaceylka raga sidoo kale kuwo xun wey ku jiraan lkn dadka seem ma ahan aniga waxan aamin sanahay hadaan helo qof jaceylka wax ka taqaana in aan la qeybsan lahaa lkn ma haayo qof jaceylka wax ka taqaano nasiib.daro hadane wad mahad santiin dear freinds

  • salma - 13 years ago

    waxaa u maleenaa inuu jeceel dhab ah uusan jirin aduunkaan

  • xalimo - 13 years ago

    waan idin salaamay dhamaan dhalanyarta soomaaliyeed aniga waxaan ku ra.yi ahay qurbaani ra.yigiisa ayaan laqabaa

  • intisaar - 13 years ago

    mayaa somaalida mahan kuwa qarsan jecelka siba wiilashaa

  • siham - 13 years ago

    asc dhamaanteene runtee jaceyko waa dareene dhab ah oo jira waxaan aamisanahey jaceyka daacada ah sine luuguma ciyaarikaro laakiine soomali hadaa nahey waxaan isko qaladanaa damac iyo dareene .hadaba sidee kule saaranaa taas oo dhib weyne nagu heyso?dareenko waa qof aad jaceyl dhib ah u heyso, noolashaadane ku weyne xumaan iska daaye hadalada aad kule hadleyso waad ka fiirsaneysaa wax kasto oo aad ku hanan karto waad sameeynaysaa kaas waa dareenka dhibta ah ama jaceylka daacada ah.so pls kale ogow shaqsiga aad la kulanto midka oo yahey taase waxbadan waa ku badbaadi karaan

  • siham - 13 years ago

    asc dhamaanteene runtee jaceyko waa dareene dhab ah oo jira waxaan aamisanahey jaceyka daacada ah sine luuguma ciyaarikaro laakiine soomali hadaa nahey waxaan isko qaladanaa damac iyo dareene .hadaba sidee kule saaranaa taas oo dhib weyne nagu heyso?dareenko waa qof aad jaceyl dhib ah u heyso, noolashaadane ku weyne xumaan iska daaye hadalada aad kule hadleyso waad ka fiirsaneysaa wax kasto oo aad ku hanan karto waad sameeynaysaa kaas waa dareenka dhibta ah ama jaceylka daacada ah.so pls kale ogow shaqsiga aad la kulanto midka oo yahey taase waxbadan waa ku badbaadi karaan

  • saciid xasan qaliif - 13 years ago

    anga waxa aan dhihila ahaa waxaa aan racaa fekrada QORBAANI sababta uu ah waa ron

  • lucky - 14 years ago

    waxan halkan ka salmayaa ugu horayn dhalinta da;dayar ee soo diyarisay wabsitkan hadaba intas hadan kaga tago waxan hadal kayga ku bilabayaa intaanan isku dayin inaan su;aashan meesha tala rayigayga ka dhiibto horta waxa iga su;aala jacaylku dawo ma leeyahay , lacagi ma ka xoogbadata , cidi ma joojisa , xanaq maka maydha , nabsi maka gooyaa . hadaba waxan umalaynayaa dadku siku mid maha ee qofba rayi ayuu wataa waana mid aad uu fiican inuu qofkasta rayigiisa inuu dhiibto wana mid la iskugu soo dhawanayo hadaba dhalinta soomalida way jiraan inuu jacaylku ka dhabyahay balse waa qaarkood uun hadaba anigu waxan odhan karaa hada caqabada kaliya ee somalida haysataa waxa weeye iyagoo jacaylki ka dhigay wan ku arkoo wan ku cashaqay ama wan ku arkoo wan kahelay habeen lagu doonayo raaxo badanaana way yartahay intaad aragto dad isjecl oo mudo dheer soo wada sheekaysanayey lakiin imika taa waxa ka xoog batay dadka jacaylna uwada socon oo malma uun kadhigaya jacaylkaba hamo darteed uun aad banan uga xuumahay taas hadaba hadalkayga waxan ku soo gunanadayaa su;aal aan doonayao inaan horta waydiiyo dhalintan wabsitkan iska leh jawabteedana ay lawadagan dhaman dhalinta danaysa jacaylka ama isku dayda inay su;aashan jawab uu helaan hadaba waa tan su;aashiiye sxbayaal haduu guurku calaf yahay jacaylkuna muxuu noqon ? by asxbtay wan idin salamayaa ee su;aasha jawab uuhela dhamantiin

  • wayrax - 14 years ago

    aniga oo ah dr wayrax mudobadana ku dhexjiray dhalin yada somaliyeed hada
    hadaan ka hadlo rayga aan ka aamin sanayahay dhalinta soomaliyeed waa
    ka faa iidaysasho ay ka faa iidaysanayaan dantooda oo kaliya
    markay shil galaanta macnaha aan ka wadaa shil waa khalad ama gacan dhaaf ayla yi maadaan waxaay o dhanayaan aniga maalaha ka waxaad galay
    ma anaa garanayaba gabadha waan dhaaran ba hayku qancayso markaas ayuu dhaar baalasha ku goynayaa
    dhaar kitaabka markaa waxaan odhan lahaa intaan dhaar soo kidilahaa waxaa ka roon iska daynta sxbayaal byebyebyebyebyebyeby

  • jamac - 14 years ago

    wan idinsalaamay

  • Ibtisaamah - 14 years ago

    Hadi an jawabta isku dayo waxa la dhihi kara inta badan majiro jaceylkoda waxey dhahan jaceyl aya na haaya lkn jaceela jirin jawabtisu waa maxey!!

  • somaali - 14 years ago

    waxaan dhi hi karaa waa wax jira oo laga ,ma .,maar ah ah dunida oo dhan waana wax kajira dunida dacala deeda

  • kaamil - 14 years ago

    anigoo ah qoraa kunool dalkeena hooyo ee somalia waxaan dhihi karaa jaceyku waa wax jira waayo ilaa xaawo iyo aadan busoo jirey ok dad khaar baaleh wax jira mahan lakiin waa qalad arin taas

  • ahmed - 14 years ago

    h

  • nafiiso - 14 years ago

    asc.waxaan dhacay iyo dhabtaana wana ka xumaha o lookeystay gabadha somaliyeed waa waxa aad laga xumaado waayo ilahey xageeiisa ayaa ka heleysaa waxay kugu sameeynayay waalalshey................

  • farax - 14 years ago

    sxb bayaalaniga aduunkajaceelkiiugudan beyey ayaa ahada kohor igalay wlaahi aduunkanawaan katahay akhirana ma aan garin nin kii jaceel arkay ayana wax ka fahmikara walaahi been ma sheegayo in aan walahay iyo in aan doqon ahay ayan kalasari waayay waxanaisku qiyaasay marka an nafsadeyda dhuuxay in ey wax si iga yihiin ooan sax aheyn ruxaan jaclaana wey ilaheysay lkn jaceelka harkiisii markiiugu dan beysay aniga ubaku sooharay hawada ayaa igaxirmatay oomateetdan wuu iga xirmay sxb deyna waan isku weynay iyo bolshadii iyo hooya iyo aabo iyo wlaalbailahad diiftii aigamamarna adoon kan waxaa uwanaagsan laba rux oo isjecel run ahantee
    dhinaca wiilasha ayan kahadalaya waxaa kahaleynaya dhaqan ka dumarka tusayanain uusan laheyn jaceelku waxba ma dheell dheell iyodhalanteed waa ayomarka uu jeceelku kugu dhacoayay kaga baxayan mar ey ahaataba markaahadawaxalamaraya in teynan kala horeynin kala horee marka qeedkii harka qaboobaa ee ahaa jaceellka wa dhinlay waxana dilay dumarka soomliyeed 100%90 waxan dhihi karaa dhalinyarada wiilashaah ayaan fiican dumarkana 100%10 ayaaba laisku heysa

  • shiine daacad - 14 years ago

    sc wr wb dhamaan somali weyn Magaceygu Waa Abdi Salaan Shiine oo ku nool Malta Hadii aan guda galo Topica mida runta ah ayaa waxeey tahay rag iyo dumarba dhaman mala dhihi karo ugu badnaan mala dhihi karo ma yaqaanaan jaceylka waxa uu yahay waxaad arkeysaa dad waa weyn oo markii aad weydiiso waxa uu yahay jaceylka kugu jawaabaya jaceyl waa aan is wasno lee lakin runta ayaa ah jaceylka inuu jiro lakin waxaa kasoo horjeeda beenta oo ah naceebka jaceylka jaceylka ma ahan shey dukaanka laga soo iibsado mana ahan jaceylka mid la iska doon doono mana ahan jaceylka aan is wasno mana galo jaceylka dheel dheel waxaan idinka codsanayaa rag iyo dumarba in aad tix gelisaan jaceylka waxaan been aheen hadii aad tix geliso jaceylka wuu ku tix gelinayaa wcs wr wb =
    raali hala iga ahaado hadii aan wax qallad ah farta iga daftay dhamaan waad mahad san tihiin

  • asc all dhalinyaroy salaan kadib aads baad ugu mahadsantihiin habka wanaagsan aad fikirkaga uga dhiibateen waxaan idinka codsanayaa qofkii wax inoo heeyo sheeko jaceyl iyo qiso horey u dhacdeyba inuu noogu soo gudbin karo email adress

    qalbijaceyl11@hotmail.com ama si toos ah noogala soo xariiri karo +20167245882

    mahadsanidiin

  • khadar iyo samatar - 14 years ago

    Jacayl dhiig ma lagu qoray
    Weli dhuux ma loo shubay
    Qofna saanta dhabarkiyo
    Maw dheegey feedhaha
    Dhabanada cad laga jaray
    Hadalkii ma lagu dhigay
    Xinjir aan is dhalan rogin
    Midabkeedu dhiin yahay
    Laga dhuray halbowlaha
    Weli dhiil ma lagu shubay
    Laba mays dhadhan siiyeen
    Sida dhayda xoolaha
    Dhag dhag maw wadaageen
    hadaan laysku dhimanayn
    nafta laysu dhiibeyn
    soomaaha dhalanteed
    jacayl dhaawiciisii
    qofna wali dhibtiisii
    dhaayaha ma beeloo
    dhaguhuna ma awdmeen
    dhaxan suu u tagnaa
    maka daatay dheehii
    dadku mayska dhaafeen
    dhaqax maw maleeyeen
    wali dheymadiisiyo
    dhakhtar lagu daweeyaa
    dhulka ay ku taaliyo
    halka ay ka dhawdahay
    kun habeen maw dhaxay
    hadaan laysku dhimanayn
    nafta laysu dhiibeyn
    soomaaha dhalanteed

  • khadar iyo samatar - 14 years ago

    haddu nahayaa aniga iyo wil layidhaahdo samata khadar mana garanayno cidda aan jecelahay

  • khadar - 14 years ago

    haa qaar badan ayaa jira oo ay kadhabthay

  • ayaan cadeey - 14 years ago

    waxaan idiin ku salmayaa salaan ta islamka aha oo ah s/cwaraxmatuulahii wabarakatu..

    inta kadiib waxaan ahay gabadh soomaliyeed ku nool dalka USA...waxaan si wayn aan ujeecalahay inaan markastaba wax ka ogaado ariimaha jacayl ka .. ilaa aan aniigu noqaday mid siwayn uu dhib ugu keeno jacaylku
    oo ay isoo marto marxalad aan wax jeclaado ,. layna jeclaado . oo waliba jacaylku isku badalay heer dhimasho .
    ANIIGA OON HALAKAAS KUSOO KOBI KARIIN WIXII DHACAY .waxaan kamiin sanahay jacaylak hadii qof ku uu sidhab ah ku jecel yahay rag iyo dumarba . inaad kadreemaysiid .qimayna kartiid ruxa .
    sida iyo nasiib wacan

  • ismaan - 14 years ago

    Waxaan halkaani salaan qaas ah aan ugu diraa'bulshada somaliweyn meel kasto ku noolyihin Gaar ahaan inta muslin
    Waxaa kale jiraa arin ku saabsan dhanka jaceylka run ahaanti qofkasto wuxu dhiibtey fikir'kiisa lkn qof walbo isku fikir ma'aha bani adinka lkn aniga wax kama sheegayo jaceylka SADAR MUUQDO SU'AL KA DHAN

    waxaaan idin rajeyna all of u cafimaad qeer cibaado suban insha allah bye

  • fartuun - 14 years ago

    wan idiin salamay dhaman aniga ahanteyda waxaan oran lahaa dhalinta somaliyeed ma yaqanan jaceyl jaceylka dhan waxeyka aminsan yihiin en ow yahay mid dheldhel ah mid ananku dhisneen nolasha iyo in ow yahay qooq jibis marka sidaan aniga wax u arkaba wiil iyo gabar waxey jaceylka ka yaqanaan malahan hadii ey u batadane waa dhif dhif inta aminsan iyo inta taqano

  • maxaned wakiik - 14 years ago

    Morning is a special gift
    from ”ALLAH” after a restful sleep,
    its a new chance 2do better & try again
    where we failed b4.
    ENJOY GOOD MORNING

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment